Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi oo ku magacdheer "Xasan-Ganey", kolka uu magaciisa dhegeheenna soo gaadho, waxa kolkaba maskaxdeenna ku soo dhaca heeso badan oo caan ka ah geyiga Soomaalida oo ay ka ...
Magaalada Baydhabo waxaa maalintii shalay lagu qabtay munaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo dhowaan loo doortay Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ...
Sheekh Adan Maxamed Nuur oo ku magac dheer Adan Madoobe ayaa maanta baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur galbeed u doorteen xilka hugaamiyaha ee dowlad goboleedka sida uu ku dhawaaqay guddoonka ...